The mission of Goodwill-Easter Seals Minnesota is to eliminate barriers
to work and independence. Together, we prepare people for work.

Goodwill stores

Mon. – Fri.
9 a.m. – 9 p.m.

Sat.
9 a.m. – 6 p.m.*

Sun.
11 a.m. – 6 p.m.

Find a store

Donation centers open one hour before the stores.

*9 a.m. – 8 p.m. in Rochester


Sign up for emails


Which emails?

 
Register now to view the Annual Report.

Somali

Services for Somali-speaking people

Howlaheena Shaqo Raadinta

Haddii aad dhibaato ku qabto helitaanka ama heysashada shaqooyinka, waxaanu bixinaa howlaha shaqo raadinta oo kala duwan oo kaa caawin kara sidii aad shaqo ku heli lahayd.  Waxaanu kaloo bixinaa tababaro iyo howlo shaqo raadin ah si aanu kaga caawino inaad hesho shaqo iyo markaa ka dibna waxaanu bixinaa howlaha caawinaada ee ku sahlaya sidii aad ku sii haysan lahayd shaqadaada oo aad ugu hormari lahayd jagada aad hayso mustaqbalka,


Howlaha kale ee aanu qabano?

Qeybta Deyminta Qalabka Caafimaadka waxay bixisaa sii deyminta isticmaalka qalabka caafimaadka,oo bilaash ah bixisaana qalab nadiif ah oo ku meel gaar ah oo dib looga soo shaqeeyay oo ay siisaa dadka u baahan.  Howshaan waxaa laga bixiya meelo ku kala yaala magaalooyinka: Willmar, St. Cloud, Rochester and St. Paul.  Riix xarafka ka hooseeya magaalada si aad ku furto khariirada goobtaas deyminta qalabka caafimaadka.

Codsiga Howlaha

Si aad ku soo codsato howlaha aanu qabano, fadlan waxaad kala soo xariirta:

Said Mohamed
(952) 922-2570
shmohamed@goodwilleasterseals.org

 

 

Adigu ma u qalanta howlaha aanu qabano? 

U qalmida howlaha aanu qabnaa wey kala duwan yihiin howl walba. Habka ugu fiican ee lagu ogaado inaad u qalantana waa inaad la hadasho mid ka mid ah shaqaalaheena.

Halkee baad degan tahay?

Howlaheena waxaa laga bixiyaa meelo fara badan oo Minnesota oo dhana.  Fadlan Halkaan Riix si aad ku hesho goobta shaqada.

Codsiga Howlaha

Si aad ku soo codsato howlaha aanu qabano, fadlan waxaad kala soo xariirta:

Said Mohamed
(952) 922-2570
shmohamed@goodwilleasterseals.org


 

 


Wax ka iibsashada dukaanada Goodwill

Wax ka iibso Goodwill si ay lacagtu kugu dhaqaalowdo!  Tusaale ahaan  Jiinis cusub dukaanada kale waxa uu ka joogaa $25, $30, $50 ama xitaa ka badan.  Goodwill na, jiiniska ugu qaalisani waxa aanu gadnaa $10. waxaa intaas ku dheer, mararka qaarkood waxaanu hoos u dhignaa usicirkeena si aanu meel ugu helno alaabta cusb ee aanu keenayno.  Waxaanu sidoo kale ku haynaa dharka caruurta oo qiime iyo tayo leh oo sicirkiisuna yahay mid maquul ah, qalabka guryaha, iyo alaabo kaloo intaas dheer.  Soo booqo bogga ay ku yaaliin dukaanadeenu si aad ku hesho dukaanka ugu dhow ee degaankaada ku yaal.